Shir jaraaid oo uu qabtey madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye ayuu taabtey arimo waaweyn oo ka Jira gobolada Awdal sida Somali nacaybka lagula kacay Somalida Koofurta iyadoo qabiilkooda lagu dhibayo, tirokoobka ka Jira gobolada Awdal iyo weerakii Lughaya.
ARAABINEWS