X

Madaxweynaha Faransiiska oo waxbarashada dalkiisa ku daraya luqada Carabiga

Madaxweynaha Faransiiska oo baryahan dambe raba in dalkiisu aad ugu firfircoonaad saaxada aduunka ayaa waxay si xun isku hayaan Turkiga meelo badan oo ka tirsan aduunka Muslimka, halkaas oo ay kala taageeraan kooxaha ka jira.


Mar uu ka hadlay diinta Islaamka ayuu ku sheegay mid uu khalkhal ku jiro, wuxuuse jaahilnimadiisa ilaaway in xagjirnimada iyo diintu kala yihiin laba aan is lahayn, sida gaaladuba u leedahay xagjiriin waaweyn oo xagjir Taram ugu horeeyo.

Jaahil Makroon ayaa si uu wax uga qabto in dhalinta Muslimiinta ee dalkiisa aan la xagjireyn sheegay in Carabigu ka mid noqon doono luqadaha lagu dhigo dugsiyada, si buu yiri aan loo doonan goobo xiran halkaas oo dhalinta lagu bari karo isqarxinta iyo waxyaabo kale ayuu sheegay.


Wuxuu ku nuux nuuxsaday inuu xoojin doono diin la’aanta ama waxa loo yaqaan kala saarida diinta iyo dawlada.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.