X

Madaxweynaha Filipiin oo caayay Obama kuna sheegay wecel

Madaxweynaha dalkaasi Filipiin oo lagu yaqaan in uu caayo madaxda aduunka laguna yaqaan in aanu afkiisa xiran ayaa caayay madaxweynaha Maraykanka Obama kuna tilmaamey wecel.

Madaxweyne Obama ayaa booqan lahaa dalkaasi Filipiin hadase wuu joojiyay booqashadaas inkastoo madaxweynaha Filipiin uu bixiyay raaligelin buuxda.

Obama ayaa la filayay in uu ka hadlo mukhaaradaadka oo dalkaasi Filipiin aad ugu badan. Lama garan karo waxa Obama ka yeeli karo fadeexadan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.