Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto ayaa la kulmey ururada haweenka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay haweenka sida ay ugu hiiliyaan qarankooda. Axmed Baasto ayaa ku nuux nuuxsadey in aan cidla laga yeelayn in ay dalka fowda geliso.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TrL0cx8lEOY[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS