Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto ayaa magacaabay golihiisa wasiirada oo hadda ka kooban 11 xubnood. Madaxweynaha ayaa sheegay in intani ay tahay hordhac uuna soo dhamaystiri doono.
Axmed Baasto ayaa sheegay in uu kala tashaday magacaabista golaha wasiirada madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey.
Wasiiradan la magacaabay ayaa waxa ku jira ruug cadaayo laga yaqaan Galmudug oo hore xilal u soo qabtey. Galmudug ayaa diidey inay hoos timaado Puntland, waxayna eryeen Xaaf.
Hoos ka akhriso magacyada qaybta koowaad ee wasiirada Galmudug
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS