Gaalgacayo--Madaxweynaha Galmudug ayaa tababar ku saabsan nabadeynta u soo xidhay 40 haweena xagii uu rag uga xidhi lahaa. Tababarkan ayaa waxa fulisay hay'ado ajaaniba iyo kuwo maxali ah oo ku sugan Gaalkacayo. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS