Madaxweynaha Hirshabeelle Waare ayaa isna iska xaadiriyay Kismaayo oo la filayo in berito uu ka furmo shirka maamul jufeedyada Koofurta Somaliya. Maamul jufeedyada qaar ayaa laga eryay xukunka kuna taagneyd lugo xalaala.
Waare oo ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa si wayn Garoonka Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxda Maamulka Jubbaland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS