Madaxweynaha Iraan ayaa mar labaad loo doortey xukunka dalkaasi asagoo garaacay xagjiro isku tagey. Rowxaani ayaa subax hore direy ninkii ugu soo dhawaa Ibrahim.
Tirada Rowxaani helay ayaa ka dhigeysa in aan loo baahneyn in ma labaad lagu celiyo doorashada. Dalalka Yurub ayaa lagasoo dhaweeyay doorashada Rowxaani.
Maraykanka ayaa iyaguna hoos ahaan u soo dhaweynaya guusha Rowxaani ayagoo ka baqayay in ninkale ku guulaysto oo ka dhigi lahayd in walwal ka qabaan in uu dib u bilaabo dedejinta awooda Nukliyeerka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS