X

Madaxweynaha Ismaamulka Cabdi Maxamud Cumar oo u xamaalay dad tabaalaysan raashin gargaara

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa deegaanka Xaariso ee Siti kaga qaybgalay gargaar raashin iyo agab kale isugu Jira oo loo qaybinayay dad tabaalaysan oo iyagu ka mahadceliyay mucaawinada soo gaartey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.