X

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya oo nin Itoobiyaan ihi ku dhirbaaxi gaaray Maraykanka+MUUQAAL

USA–Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar oo nin Itoobiyaan ihi ku dhirbaaxi gaaray Maraykanka xilli uu shah ka cabayay maqaaxi ku taal halkaas. Madaxweynaha ayaa la arkayaa isagoo dib u guranaya rbina in uu dagaalamo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.