X

Madaxweynaha ismaamulka Somalida oo sharaxay sida shaqaaqadu uga dhacday deegaanka Gaashaamo ee ismaamulka

Mudane Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa sharaxay sida wax uga dhaceen deegaan ka tirsan ismaamulka oo koox rabtey in ay gaadhi xoog ku furtaan ay isku dhaceen ciidanka amniga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.