X

Madaxweynaha Jabuuti oo furey mashaariic Shiinuhu hirgelinayo

Madaxweynaha Jabuuti ayaa furey mashaariic Shiinuhu Hirgelinayo. Madaxweynaha oo wax ka yiri mashaariicdan ayaa sidoo kale ka hadley xiriirka uu la leeyahay Shiinaha iyo mashaariicda ay ka fuliyaan oo inta badan Shiinuhu ku siiyo Jabuuti deyn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=FnHt36KOsFY[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.