Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa furay xariga internet-ka ee quwada weyn oo tartan iyo dadaal dheer kadib Jabuuti ku guulaysatay in ay keento xeebteeda. Xarigan ayaa keenay internet deg dega dhaqaale xoogana ka soo galaya Jabuuti iyadoo xarigan la gaarsiin doono Itoobiya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS