Madaxweynaha Jabuuti oo ku qosley urur diimeed aan hubeysnayn oo muslimiinta gaaleeya
Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku qosley urur diimeed aan hubeysnayn oo muslimiinta gaaleeya. Geelle ayaa sheegay in saxafiyiintu fasiran kooxdan hore u jirtey kana soo farcameen argagixisooyinka hadda ka jira caalamka.