X

Madaxweynaha Jabuuti oo soo dhaweeyay ninkii uu baasaboorka Jabuutiyaanka siiyay ee Muuse Biixi

Madaxweynaha Jabuuti ayaa soo dhaweeyay ninkii uu baasaboorka Jabuutiyaanka siiyay ee Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ka hawlgeli jirey xilligii uu ku caasigaroobey dadkiisa.



Ismaaciil Cumar Geele ayaa muujinaya inuu gacanta ku hayo maamulka Somaliland maadaama uumilyano ku bixiyay sidii Muuse Biixi u soo bixi lahaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Oy3Og_uD1mQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.