X

Madaxweynaha Jabuuti oo u yeedhay Xasan iyo Siilaanyo xilli gobolada Awdal ay ka xamaan qaateen magacii Somaliland+Faalo+SAWIRO

Jabuuti 20 Dec 2014–Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa u yeedhay Xasan iyio Siilaanyo kulan la sheegayo in loogu sameeyo isku soo dhawaansho dhinacyo badan oo Somalida khuseeya xilli gobolada Awdal ay ka sii xamaan qaateen magacii la odhan jirey Somaliland.

Kulankan ayaa fashil ku dhow maadaama Xasan Culusow aanu qaadi Karin masayrka gobolada Woqooyi uuna matali Karin meesha Siilaanyo kaliya matalo beeshiisa inta jecel goosadka.

Siilaanyo ayaa isagu raba in qadiyada gosadka laga dhigo mid caalami oo ay ka soo qaybgalaan wixii wada hadal ah wadamada lagu tuhmo inay taageeraan sida Ingiriiska inkastoo Ingiriisku dhowr jeer sheegay in aanu danaynayn arimo noocaasa horena dhul Somaliyeed u siiyay Itoobiya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.