X

Madaxweynaha Jabuuti si aada loogu soo dhaweeyay Muqdisho iyo munaasbada afka hooyo oo furmay+SAWIRO

Muqdisho–Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka soo degay Muqdisho iyo munaasabada afka hooyo oo maanta ku beegan oo ka furmay Muqdisho. Madaxweynaha Jabuuti waxa qaabiley madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh waxana uu u sii galbiyay dhinaca madaxtooyada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.