Madaxweynaha Khaatumo State ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasaarada isagoo magacaabay kuwo cusub halka kuwii horena la geeyay meelo cusub. Madaxweynaha oo ku sugan Balicad ayaa sameeyay wasaarado cusub. Wuxuu ka digey in shilinka maamulka Hargeysa ee suuqyada lagu sameeyo la soo geliyo dhulka Khaatumo.
Dhanka kale madaxweynaha maamulka khaatumo waxa u umagacaabay gudida wada xaajoodka maamulka khaatumo uu u xushay danaha maamulkooda iyo wixii Laga Maarmi Waayo ee Maamulku Xal u arko.
1 Cismaan Xasan Xaaji Cumar
2 Cali Ciise Cabdi
3 Nuur Maxamed Gaas
4 Maxamed C/raxmaan X Ibraahin
5 C/rashiid Macalin Faarax
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM