Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif ayaa ka soo degay Buuhoodle halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Galaydh ayaa siyaasada Khaatumo ka ciyaarayay Muqdisho halkaas oo uu guulo la taaban karo ka soo hooyay.
Lama garan karo inta uu joogi doono Buuhoodle iyadoo maleeshiyada Siilaanyo ku hanjabtey in ayna ogolaan doonin soo noqodka madaxweynaha Khaatumo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM