X

Madaxweynaha Koofur galbeed Shariif Xasan oo madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ku soo dhaweeyay Jigjiga iyo meelo la tusay+MUUQAAL

Jigjiga–Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur galbeed Somaliya Shariif Xasan ayaa booqday ismaamulka Somalida Itoobiya halkaas oo si weyn uu ugu soo dhaweeyay madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar kadibna la soo mariyay xarumo ay ka jiraan horumar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.