X

Madaxweynaha Maraykanku waa isaga qofka dilaaga ah: BUUTIN

Madaxweynaha Ruushka ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Maraykanka oo ku tilmaamay dilaa. ”Anaga waxaan oran jirney markaan yaryarayn ee qof wax ka sheego qofkale wuxuu sheegayaa waxa isagu yahay ayuu yiri Buutin.


”Maraykanku kama maarmo Ruushka waxaanu iman doonaa berito isaga oo wata dan uu isagu leeyahay oo uu rabo inaan kala caawino ayuu yiri Buutin.

Ruushka ayaa xalay u dib ugu yeertay safiirkiisii ka joogay Maraykanka si uu ugala tashado siyaasada cusub ee madaxweynaha Maraykanka oo isagu qaba in Ruushku ka shaqeeyay doorashadii xagjir Taram.


”Inkastoo ay u malaynayaan inaan iyaga la mid nahay ma nihin waa ka duwanahay isku sinji iyo isku akhlaaqad ma nihin ayuu raaciyay Buutin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.