Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in uu kala baxayo dadkiisa dalkaasi Liibiya oo hadda Daacish timi, wuxuuna wacad ku maray in uu baacsan doono.
Madaxweynaha Masar ayaa ka fikiraya sidii uu jawaab fiican uga bixin lahaa xasuuqan loo gaystay masaakiin aan waxba galabsan oo Liibiya ka xoogsanayay, waxayna muujinaysaa in argagixisada Daacish Liibiya joogto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS