Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa u duulay Itoobiya halkaas oo uu sheegay in uu tagayo arimo la xiriira ganacsiga laakiin waxa Jira warar la isla dhexmarayo oo sheegayo in uu u tagey arimo kale. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS