X

Madaxweynaha oo ka hadlay sheekh Kismaayo lagu qarxiyay

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay sheekh lagu qarxiyay Kismaayo oo dhiigmiiratada xalaashatey dhiigeena ee shabaab ama Daacish ay caan ku yihiin dilalka noocana.


Sheekhan ayaa la sheegay in gaadhigiisa ay ugu xireen qarax kadibna ay ku qarxiyeen telfoon, waxaan qaraxa xidhey sida cad Isla kuwo ka ag-dhow sheekha.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo argagixisada cadowga ku ah jiritaanka ummadda Soomaaliyeed ay ku dhishay magaalada Kismaayo. Sheekh Cabdinaasir waxa uu ahaa daaci weyn oo noloshiisa oo dhan u huray fidinta diinta islaamka.”



Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratadu beegsato dadka waxgaradka ayadoo jecel in caami sidooda ay keliya soo hadhaan. Dhiigmiiratadu ayaa gaalaysa dhamaan cidkasta oo diidan fikirkiisa gaalaynta.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.