X

Madaxweynaha oo laga codsaday inuu dhulka danta guud badbaadiyo kadib Rooble

Fadeexadii ugu xumayd ayaa shalay ka dhacday Muqdisho kadib markii koox lagu tuhunsaan yahay inay qayb ka yihiin dhulboobka hantida qaranka isla iyagii Rooble Gunti Giijiye u magacaabay guddiga.



”Haba yaraatee kuma jiro guiddiag isla dadkii hawshan hantida guud u qaabilsanaa sida wasiirka guryaynta, hanti dhowrka qaranka iyo gudomiyaha gobolka Banaadir oo dhulkani ku yaalo ayuu yiri Cali Calasow.

”Waa wax lala yaabo lagana yaqyaqsoodo in raggii dalkan dhacay haddana la yiraa noo ilaali hantida qaranka ayuu raaciyay Cali Calasow. Runtii madaxweynaha waa inuu arintan soo farogashadaa.


Maalmahan ugu dambeeya ee fadhid Rooble gunti giijiye ayaa raba inuu ka gaarsiiyo meelo badan inta aan la dhamaystirin doorashada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.