X

Madaxweynaha oo markale isugu yeeray shirka lagu saxiixayo doorashada

Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegay in madaxweynaha markale isugu yeeray badhasaabyada shanta gobol iyo gobolka Banaadir si loo saxiixo heshiiska doorashada maalinta Sabtida


Muddo ka badan usbuuc ayaa kooxda sheegata beesha caalamka ay hortaagneyd in shirku furmo oo ay saxiixaan labada horjooge ee ay wataan.

Madaxda dawlada ayaa diidey inay la kulmaan safiirada dalka u fadhiya Muqdisho oo iyagu diidan in dalka ay ka dhacdo doorasho xalaala.


ā€¯Waxay ku qasban yihiin in kooxdani ogolaato in doorashadu dhacdo haddi kale barlamaanku qaadan doono kaalintiisa ku aadan doorashada muddeyna doono.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.