Kismaayo–Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa booqday Kismaayo halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Xiriir siyaasadeed oo qabiil ku salaysan ayaa ka dhexeeya Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe oo isku arka in ay ku gulaysteen in ay dhistaan laba maamul.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS