Madaxweynaha Puntland oo beeniyay hadal ka soo yeeray wasiirkiisa oo sheegayay in Xasan Sheekh soo direy argagixisada
Madaxweynaha Puntland oo la hadlayay idaacada codka Maraykanka ayaa beeniyay war uu sii daayay wasiirka amniga oo ku eedeeyay Xasan Sheekh in uu soo direy argagixisada ku soo duushey deegaano ka tirsan Puntland.