Garoowe–Madaxweynaha Puntland ayaa xafladii kowda Luulyo kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan halgankii la soo maray sheegayna in Punltand gooni isku taageyso haddii federaalka la diido laguna so durko dhulka ay leedahay..Wuxuu fariin kulul u direy Xasan Sheekh iyio Jawaari. Waxaan maqlayay rag leh xadku waa Nugaal waxaanse idiin sheegaynaa in xadku Guriceel tagi doono.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM