Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo booqdey jiida hore ee dagaalka ay kula jiraan dhiigmiiratada iska soo horeysiisay caruur yaryar oo aan qaangaadhin oo haday ku qabtaan aan ku sii daynayn laakiin ku dilaya. Somalida badankooda oo aan argagixisada ka hadli Karin guryahana ku qarsada ayaa ka yaabay ficilkan u dambeeyay ee dadka waxgaradka ahi hore u ogaayeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS