Madaxweynaha Puntland oo waraysi xiise leh lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay heesaha ta uu ugu jecelyahay iyo nolosha guud ahaan waxyaabaha kale duwan ee uu jecelyahay. Cabdiwelli Gaas oo dhalinyareeyay ayaa laga codsatay in uu heesta Kinsi AUN uu ku luqeeyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM