Hargeysa–Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa qudbad kooban u direy reer Somaliland maalinta 26 Juun oo beri ah oo ummada Somaliyeed ka xorowdey gumeysi wali raba in uu kala qaybiyo isagoo adeegsanaya Somali aan wadan fikir Somaliyeed sida gooni goosadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM