Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa qudbad uu jeediyay kaga hadlay arimo badan oo ay ku jirto in cambaareeyay safaaradii Sucuudiga ee la gubey sida kalana ku celiyay in ayna maamulku ka mid ahayn maamul goboleedyada ka Jira Koofurta Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS