X

Madaxweynaha Somaliland oo sii daayay weriye Coldoon kadib markii fadeexad ka raacdey

Madaxweynaha Somaliland ayaa sii daayay weriye Coldoon kadib markii fadeexad ka raacdey. Dadka badankiisa ayaa qaba in Siilaanyo shaqo ku lahayn xadhiga weriyaha laakiin ay xidheen xubnaha ku xeeran.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.