Madaxweynaha Somaliya oo abaalmarin u balanqaaday dhalinta 11 jirka ah
Madaxweynaha Somaliya oo soo dhaweynayay dhalinta kubada cagta ee 11 jirka ayaa xaflada soo dhaweynta u balanqaaday in Somaliya aad u soo dhaweynayso guusha aad gaarteen balana u qaaday in ay heli doonaan abaalgudkooda.