Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo aad looga sugayay Somaliya ayaa yimi Muqdisho halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Somaliya iyo madaxda qaranka ayaa kaarbad cas u dhigey madaxweynaha Turkiga oo hadal kooban ka jeediyay madaarka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Â