Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga ayaa furay isbitaalkii Digfeer kaas oo dawlada Turkigu dhistey iiyadoo kii hore uu burburey. Isbitaalkan ayaa ah mid casri oo aan ka jirin wadamada geeska Afrika. Madaxweynaha Turkiga ayaa loogu magacdaray isbitaalka taas oo sharaf looga dhigey.
Â
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS