X

Madaxweynaha Turkiga oo furey shirkii Somalida: SAWIRO

Dalka Turkiga waxaa goordhow ka furmay shirka arimaha siyaasada Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlada Soomaaliya iyo hogaanka maamul goboleedyada dalka.

Madaxweynaha dalka Turkiga Mr Erdogan, madaxweynaha Soomaaliya iyo k xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah shirkaasi u furay.

Shirka waxaa sidoo kale goob joog ka ah wakiilo ka socdo wadamada daneeyo arimaha Soomaaliya iyo xubno matalaya ururada caalamiga ee ka dhisan caalamka.

Inta badan shirka waxaa diirada lagu saarayaa siyaasada Soomaaliya oo ay ugu horeyso doorashada dhamaadka sanadkaan ka dhaceyso dalka Soomaaliya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.