X

Madaxweynaha Zimbabwe oo afka u dhacay isagoo 90 jir ah walina shaqaynaya+MUUQAAL

Harare-Araabinews–Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa afka u dhacay xilli uu ka soo daadagayay jaranjaro is xig xiga isagoo u muuqda in aanu arkayn jaranjarta ugu hoosaysa. Mugabe ayaa noqonaya 91 jir bishan gudaheeda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.