Qabridahare–Iyadoo codbixintii dhamaatay ayaa waxa shalay codkiisa dhiibtey madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ee ismaamulka Somalida Itoobiya isagoo safka ka galay goob lagu codeynayay oo ku taal magaalada Qabridahare. Madaxweynaha ayaa la arkayay isagoo intaa kadib la hadlaya saxaafada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM