Jigjiga–Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa sharaxay cadowga ummada Somalida iyo kan bani aadamka ee argagixisada shabaab wuxuuna sheegay in ay haboon tahay in daalimiintaas diinteena ku soo duulay laga tirtiro cariga Somalida. Waxa isna goobta ka hadlay Shariif Xasan oo dalbaday caawimo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS