X

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo Buuhoodle lagu soo dhaweeyay: SAWIRO

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle soo gaadhay wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dawlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxaana soo dhaweeya Madaxweynaha iyo waftigiisa bulshaweynta reer Buuhoodle oo ay horkacayaan Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali

Waxaanay Madaxweynaha iyo Waftigiisu ay sheegeen inay wadeen kormeer indha indheyna oo ay ugu kuurgalayaan xaalada abaareed.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.