Madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadlay goobtii uu daadku ku qaaday dad shacaba wuxuuna hoosta ka xariiqay in ay hayaan qorshihii loo samayn lahaa si daadku mar dambe u qadin dadka goobtaasi iyada ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS