X

Madaxweyne Cabdiwelli Gaas oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada cusub

Madaxweyne Cabdiwelli Gaas ayaa ku dhawaaqey golihiisa wasiirada cusub kadib markii la kala direy kuwii hore. Wasiirada Puntland ayaa lagu eedeeyay in ayna xafiiska ka soo xadirin oo lacagta la siiyo ku fiicneyd in masaakiinta la siiyo.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.