X

Madaxweyne Cali Khaliif iyo wasiirada reer Khaatumo oo la kulmay Xasan Sheekh kulan lays calool xaadhay+SAWIRO

Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State oo baryahan hawlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa isaga iyo wasiirada uga jira dawlada dhexe waxay la kulmeen Xasan Sheekh kulan lagu tilmaamay mid laysku calool xaadhanayo iyadoo Xasan Sheekh taladii Woqooyiga Somaliya u dhiibtey SNM.

Kulankan ayaan la filayn in ay ka soo baxaan wax isbedela iyadoo Xasan Culusow diiday in uu dadka majooratiga wax ka waydiiyo arimaha Woqooyiga Somaliya.

Waxa war lagu sugaa waa madaxweyne Cali Khaliif oo lagu yaqaan in aanu qarinin haddii uu arko madmadow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.