X

Madaxweyne dalkiisu ciidamo ka joogaan Somaliya oo geeriyooday

Sida ay faafiyeen idaacada dalkaasi Burundi ayay ku sheegeen in madaxweynihii dalkaasi uu geeriyooday. Waxa la sheegay in madaxweynuhu uu baryahan dambe ku jirey isbitaal.


”Waxa madaxweynuhu u dhintey wadnaha oo istaagay ayaa lagu yiri war saxaafadeed. Burundi ayaa muran xoogleh ka jireen kadib muddo kordhis uu dastuurka ku sameeyay.

Inkastoo la xaliyay muddo kordhiska haddana waxa ku dhimatey dad badan kadib kacdoon ay bilaabeen mucaaradka oo hubeysnaa.


Burundi ayaa Koofurta Somaliya ka joogaan askar u dhintey dalka xoreyntiisa. Waxana ka soo gala malaayiin doolar lacagta ay qaataan askartoodu.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.