Prof Dalxa ayaa yiri arinta Kismaayo uma taagna Axmed Madoobe iyo madaxweyne Farmaajo ee waxay u taagan tahay Kiiniya iyo Somaliya. Dadka badankiisa ayaa sidaa u fahansan laakiin waxaad moodaa in inyar si kale u fahantey.
Beri kuwa lagu kor dagaalami doono waa Somali labada dhinacba laakiin kuwa ka faaiideya waa cadowga labaad ee Kiiniya ayu yiri Prof DALXA
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS