X

Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Kheyre oo haweenka siiyay wasaarado u qalma iyo tirada ay xaqa u leeyihiin

Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Kheyre ayaa haweenka siiyay wasaarado u qalma iyo tirada ay xaqa u leeyihiin. Wasiiradii la magacaabay ayay haweenku ka heleen tiro ayna hore u helin oo gaaraysa sideed wasiiro iyo ku xigeeno.



Wasaaradaha Dekedaha iyo gaadiidka, ayaa waxa lagu aaminay marwo Maryuan Aweys Jaamac.

Khadra Axmed Ducaale waa ganacsiga iyo warshadaha

Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf waa wasiirka haweenka iyuo xuquuqal insaanka

Dr Fowsiya Abuukar Nuur waa caafimaadka iyo daryeelka bulshada

Khadiija Maxamed Diiriye waa dhalinyarada iyo ciyaaraha

Maryan Qaasim Axmed waa wasiirka daryelka iyo maareynta masiibooyinka

Dhinaca kale wasiir ku xigeeno ayay ka heleen wasiiradaha maalgeshiga iyo xuquuqal insaanka waxayna kala yihiin. Xildhiban Fahma Axmed Nuur oo heshay ku xigeenka qorsheynta iyo maalgeshiga halka xildhibaan Samra Ibrahim Cumar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.