Madaxweyne Farmaajo oo banaanka soo dhigey siro qarsoonaa: horaa la iila soo hadley
Madaxweyne Farmaajo ayaa banaanka soo dhigey siro qarsoonaa. Horaa la iila soo hadley oo la igu yiri mucaarad ku noqo Xasan Sheekh waan diidey waxaanan iri waqti siiya waxba ma joogee.