Madaxweyne Farmaajo ayaa Baydhabo kaga qaybgalaya shir waqti lumisa oo loogu magacdaray amniga qaranka waxana kala qaybgalaya qar ka mida maamul goboleedyada.
Shirkan ayaa loo arkaa mid madaxweynaha ay maamul goboleedyadu kala hadlayaan cabsida ay ka qabaan in laga guuro nidamka goboleysiga ee federaal ee dalkan lagu xaday.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS